Ducadeyda ma khasarinayo ee mustafa haku duceyo.U soo ducaaya this young man
Fariin ka timid Nuuradiin Sheekh Farax oo ka mid ah ciidanka xoogga gaar ah ee deegaanka Soomaalida ee maanta loo qaaday waqooyiga Itoobiya.
"Walaalaha soomaliyeed gidhaash ayaan aaday jigjiga to tigraay kilil ducadu waa xagiina wax kale oo aad inoo qaban kartaan malaha"