Muse bixii in hadaaftimo

Status
Not open for further replies.
Ceerigaabo (Kalshaale) Waxaa Deegaanka Hadaftimo ee Bariga Gobolka Sanaag Gaadhay Muuse Biixi Cabdi iyo Xubno ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee maamulka Somaliland, Waxaana Halkaasi siwayn ugu soo dhoweeyay Waxgaradaka iyo Bulshada deegaankaasi.

Suldaanka Guud ee Beesha Warsangeli Suldaan Siciid Suldaan C.salaam Suldaan Maxamuud ayaa sheegay inay aad ugu Faraxsanyihiin inay ku Qaabilaan Wafdiga soo gaadhay, ayna ku casuumeen.

Safarka Wafdiga Muuse Biixi ayaa wuxuu kusoo beegmayaa Xili ay Olole ku jiraan Xisbiyada Somaliland, waxaana sidoo kale Safarkan siwayn uga Biyo diiday Puntland, oo iyadu dhowaan sheegtay inaan Gobolada Sanaag iyo Sool laga dhaqan gelin karin Codbixin iyo Diiwaan gelin.


Where is puntland like wtf hadaaftimo is 200km east of ceerigaabo
 
FYI I don't support kulmiye or any party.

If some of the young warsangeli and dhulbahante teens and adults are taking part of the voting it would've been best for them to vote wadani party.

It seems puntland does not control hadaaftimo which is 200km east of ceerigaabo :lol:

Its under warsangeli militia ofc.
 
Status
Not open for further replies.
Top