Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ayaa maanta la wareegay degaano badan oo katirsan Aadan Yabaal iyo Run-nirgood ee Shabeelada Dhexe, iyadoo aan dagaal dhicin kadib markii ay isaga baxeen Al-shabaab.
Xildhibaan Yuusuf Kabaale waxa uu sheegay in ay soo dhamaatay oraahdii aheyd ciidamada Mudullood way soo dil-dilloomayaan ee uu dhawaan sheegay Xildhibaan Sanbaloolshe, isagoo sheegay in uu ku qancay hadalkaas maadaama uu ahaa dhiirri gelin.
Goordhow lasoco wareysi ku saabsan degaanada la qabsaday iyo halka ay xilligaan joogaan ciidanka dowladda.
Hussein Abdulle Mohamed