Aaway abayashood? maxay ku dhacday ama diyaasbaraha ama Somalia dumarka somali in ey u mudaharaadaan caruurta dhiban ama sidan lalaayey. This time you cant claim Somali women weey kibreen, ragii ayeey caruurtoodii u diideen maadaama somalia eyna ka jirin sharci lagu ilaaliyo xaquuqda iyo cadaalada dumarka. Uff, ceeb badnaa meesha.