Alshabaab Commander from Ceelbuur surrendered to Galmudug yesterday.

Sarkaal Shabaab katirsanaa oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda - Somali News Leader
Horjoogihii Alshabaab u qaabilsanaa dhanka Caafimaadka Gobolka Galgaduud oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada Federaalka. Cali Ibraahim oo mudo dheer Alshabaab u qaabilsanaa Caafimaadka Gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Gorgor ee Galmudug ka howlgala kadib markii sida uu sheegay...
www.warqaad.info