More humiliation…

killerxsmoke

2022 GRANDMASTER
THE PURGE KING
VIP
Cayaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyed ee 17 jirada ah oo xalay gaaray dalka Ethiopia ayaa maanta la marsiiyay SCAN-ka MRI ee lagu xaqiijinayo in ay yihiin da’da saxda ah ee tartanka ka qeyb geli karta ka hor inta aanay usii gudbin dalka Algeria halkaas oo mar labaad baaritaan kama dambeys ah ay ku mari doonaan.

Natijada baaritaanka ayaa la rajeynayaa in ay soo baxdo Barri waxaana natiijadaasi ay go’aamin doontaa tirada kama dambeysta ah ee ciyaartooyda da'dooda saxda ah kuwaasi oo ka qeyb geli doona tartanka Koobka Qaramada Qaarada Afrika ee 17-jirada.

Soomaaliya ayaa cayaarta ugu horeysa ee Africa U-17 Cup of Nations la cayaari doonta dalka Algeria 29-ka bishan.

______________

In preparation for the match against Algeria on April 29th, the Somali U17 football club had to get check ups. Sounds normal right?

They had to fly to Addis Ababa for a simple MRI scan because there are no MRI machines in Somalia.

Ila qosol:dead::damn:

View attachment 266768View attachment 266769
Man why are you acting dumb for exactly, somalia had MRI scans for years
EhvFtCyXsAElN9s.jpg
images (1).jpeg
MRI-scan.jpg
 

Trending

Latest posts

Top