Mogadishu MP is assassinated

Status
Not open for further replies.

.279

VIP
War Deg Deg ah: Kooxo Hubeysan ayaa goordhaw Magaalada Muqdisho waxa ay ku toogteen Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka. Xildhibaanka ayaa lagu toogtay qeybo kamid ah dagmada kaaraan ee magaalada Muqdisho. Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa waxa ay sheegayan in xildhibaanka uu dhismo uga socday guri uu leeyahay kooxaha toogtay ayaa xildhibaanka ugu galay guriga uu dhismaha ka socday halkaas ayeyna ku toogteen oo goobta ayey ka baxsadeen. Allaha ha u naxariistee Xildhibaan cismaan cilmi boqorre ayaa ahaa xildhibaanka ugu da'da weyn ee baarlamaanka federaalka wuxuuna mar soo noqday guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka isagoona baarlamaanka kusoo dhex jiray aa dowladdii carte. Xilibankan wuxu kaso jeeda beesha ciise ee jabuuti dagtaa


:mjcry:
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
He criticized the government yesterday and what do you know he was murdered today.

AUN to him. May Allah swt take him to jannatul Fardows.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top