Mogadishu Best Investment Strategy

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I will try to wrap this up in two sentences. Mogadishu dhulka waa qaali lakin dadka ma aha, never invest in the peasants, lakin target garay arimaha dhulka si aad uu heesho boos keliya aad 'diaspora iyo foreignerka' wax ka sugto haba yarate kkkk ma badno weli because wa suuq madow lakin markay si dhab ah uu kacdo, YES. Lakin ma aha dadka ogow, waxad jebinaysa sharciga magaloyinka beeraha ahan jiray(plantation model) sida nairobi, mogadishu, etc. U have to be landlord ama dhulka hayso, iyaguna 'maskin' nolal malmalkeedisa radsado, suuqasi waxaa loo talo galay dad lacag haysto inay lacag kale samaystan kadibna ka tagan iyago peasant ah kkkk. Lakin waqtikasi ma dhowa waa 20 years from now siday arimaha siyasada tahay runti. I wud focus on setting up your 'academic' elites with proper degrees to ensure PL has local supply of harvard, oxford, waxaa la raba shahado la aqoonsan yahay hadi kale shaqo laguma siinayo that's why the locals in puntland markay ka yimadan jamacada loo diro waa iska mashruc lagu qancinayo lakin shahado ma aha kkk waa dadyow wadamadasi liito raba inay lacag ka samaystan puntlanderka lakin shahado aan shaqaynin qaato, waxaa meelahasi ka fa'idaysto sida arabta oo islamist idealogy baro si aysan shaqo uu helaynin iyaguna lacag somaliyeed ka helan, africanka iyo ethiopianka waa loo dira kkkkk.

Africa-mid east-asia-south africa hadi aad jamacad ka radsatan waa waqti dhumis, waxaa kala hadashan keliya hub iyo ganacsi kkkkk iyo tourism. Niinka maraykan sida aduunka dhan uu safan yahay adigu intee aadaysa/ hadi aad ka tagto, suuq madow iyo fowda galaysa.
 

Trending

Top