The family have threatened to take action with their tribe if he doesnt stop
A leapord never changes his spots the corrupt era of HSM has been revived by Rooble and his friend MP Abdullahi Nuur aka 30 jir 30 million
Daawo: Qoyska Bashiir Raage oo kiis xasaasi ku eedeeyey Cabdullaahi Maxamed Nuur
March 29, 2022
in Warar
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa lagu eedeeyey inuu boobayo dhul u dhow garoonka Aadan Cadde oo uu lahaa Allaha u naxariistee ganacsade Bashiir Raage Shiiraar oo bilo ka hor ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Daawo: Qoyska Bashiir Raage oo kiis xasaasi ku eedeeyey Cabdullaahi Maxamed Nuur
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa lagu eedeeyey inuu boobayo dhul u dhow garoonka Aadan Cadde oo uu lahaa Allaha u naxariistee ganacsade Bashiir Raage Shiiraar oo bilo ka hor ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Sahro Cabdi Jaamac oo...
www.caasimada.net