This whole government has turned into a family enterprise, war waxa Indho adeeg badana kulaha "Cidda ugu horraysa oo aan wax sinayo waa qarabadeyda, toban boos ayaa hadda laga hadlayaaye haddii aan toban kale helo iyaga ayaan sinayaa, iyagaan metelaa oo i daba taagan, wax aad idinba samayn lahaydeen markaa kuraasta fadhisataan ha igu eedaynina."
Last edited: