Meaning of rasuul

Soomaalidu Rasuul Erayga layirahdo waxay uqaban inan lala wadagi karin Anbiyada ilahay soo diray Lakiin erayga Rasuul waxaa loo isticmali kara Cid walba oo meel loo diro Wixii la doono haloo diro Sasoo aytahay Farmaajo Rasuul weeyaan inla yirahdo ma xuma, khaladna Mahan danbi ilahay laga galayna mahan
 
Rasuul waa Eray af Carabi ah Oo ah ladire meel loo diray. Hadaad qof meel u dirto
Rasuul weeyaan oo risaalad sida oo gaadhsiinaya qof ama qoom kale
 
Anybody shocked by the statements you're referring to is only judging by whats apparent. Teeda kale, hadaanu niraahno Farmaajo waa rasuul, yaa soo dirsaday? Risaalada uu watana waa maxay?
 
Interesting. Words don't always retain the meaning they have in their original language when adopted into the lexicon of another language. In Somali I would say the word legitimately assumes that specialised meaning.
 
It’s all about context. What context do we as somalis know the word “rasul” and what is the implication? It’s not like you are talking about a mailman or office messenger whos sent to deliver a message.
 

Trending

Latest posts

Top