Maxay ayaad dooneysiin inu idiin hirgalo sanadkaan cusub ee 2019(afkahooyo kaliya)

Status
Not open for further replies.

4head

The one and only 4head
VIP
I lost some fat and i'm in a current diet which consist of fruits and vegetables.
 

Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Marka hore Ilaahay bay usugnaatay mahad naq maadamo nasiiyey fursad qaaliyah
Insha Allah waxaan doonayaa in aan Allah caabudka sii laban laabo. Iska dhawro dunuubta waawayn, Kuwa yar yar na ka towbad keeno

Waxaan kaloo rajaynayaa In Aan Helo sawjat ama xaas ii xalal ah

Maadamo aan iskuulkii dhameeyey waxaan u jeesanaya in aan shaqaysto oo jeebadaha lacag ka buuxsado Insha Allah
 
Waxaan donayaa inaa akhrista quraanka badiyo.

Waxaan rajeynayaa inaa sanadkan aa classkasta aan xaadiro oo iska joojiya caajiska.

Waxaan doonayaa inaa hackathon ka qeeyb qaato.

Waxaan doonayaa inaa Bahamas la aado asxaabteeyda summerka.
 
Gor kasta qofku wuu bilaaban kara oo waxaan ku hamiyana uu hirgalan inshaallah.

  • Illahay igu garab galo waxbarashada iyo shaqada
  • Dadka ii niyad jabiya aan ka durko.
  • Dhor kilo oo baruur ah igu kordhaan :ummhmsmiley:
  • Herbal medicine ama wixi dhirta lay iskh dawayo kuu daba leh aan barto.
 

Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
Waxaan damacsanahay sanadkaan in aan helo gabar Somali ah aan xaas ka dhigto, Waxaan ka daalay wasmada xaaraanta ah , marka ilahay ha ina wada waafajiyo dariiqa saxda ee toosan.
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Aniga afsomali waan ku hadlikara Lakiin koriintaka jiiq beey igu tahay.

Lakiin daad badan baan kaficanahay. Alhamdullillah.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top