XaajiXumbo
Always Venture, Always Win

Madaxweyne Xaaf iyo Mudane Shaakir Oo Dhagax Dhigaya Dhismaha Xabsi ee Cabudwaaq

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed geelle Ducaale(Xaaf) ayaa xalay ku hoyday degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud oo uu shalay gaaray,waxana uu Maanta kulamo Nabadeed la qaadan doonaa waxgaradka Magaalada Cabudwaaq.
Sidoo kale Madaxweyne Xaaf,ayaa inta kuu ku sugan yahay Cabduwaaq waxa uu Maanta dhagax dhigi doonaan Xabi ay yeelaneyso degmadaas kaas oo lagu xirayo cidii dembi gashaa ee ku nool degmada Cabudwaaq sida uu Warbaahinta u sheegay.