bidenkulaha
GalYare
Inshallah the city’s population and emergency aid can be sent
Always politicians come to the scene to get their feet wet to show the " we care and we are also in the middle of this" but never do anything to prevent this.
Inshallah the city’s population and emergency aid can be sent
This is really bad, they need help.
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Wakiilada Qaramada Midoobay u qaabilsan FOA, WFP, UN-OCHA, UNSOS iyo UNSOM ee Jooga Beledweyne,
Madaxweynaha ayaa Wakiilada warbixin ka siiyay baaxadda xaaladda fatahaada ee ka jirta Magaalada Beledweyne iyo saameynta daran ee ay bulshada ku yeesheen xili dadkii deganaa Magaalada ay inta badan ka barakeen guryahoodi qaar kale oo wali ku go'doonsan gudaha Magaaladana laga soo daad guraynayo.
Madaxweynaha ayaa ugu baaqay wakiilada Hay'adaha Qaramada Midoobe in gargaar deg deg ah oo isugu jira cunno, biyo, hooy iyo dawooyin lasoo gaaraan dadka guryahooda kasoo barakacay ee daadsan bariga iyo galbeedka Magaalada Beledweyne SNTV