Madaxweyne Farmaajo Waraysigga maxaa suaalahaan loogu waydiin waayay

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Madaxweyne Farmaajo Waraysigga maxaa suaalahaan loogu waydiin waayay👇

1: Mudane Qalbi-dhagax maxaa ugu dhiibtay Ethopia?

2: Mudane Xagee ku danbeeyey dilkii Gudoomiye Yariisow?

3: Mudane Maxaa loo weeraray 2dii Madaxweyne ee kaa horeeyay?

4: Mudane maxaad isku-qabateen Raysal-Wasaarahaagii Khayre?

5: Mudane maxaa dhiiga looga daad-shay doorashooyinkii Koonfur-Galbeed iyo Galmudug?

6: Mudane Maxaa Jawaari loo riday?

7: Mudane Maxaa Musharax Rooboow u xirteen?

8: Mudane maxaa ninkii aad shalay denbiilaha ku sheegteen aad maanta halyeey ugu aqoon-sateen (Cabdirashiid Janan)

9: Mudane Wixii aad balan-qaaday xagee ku danbeeyeen sidda ( ku darsan maayo, dib-danbe uma tartamayo, Wixii qarax ku burbura anaa dhisaya, Nabadoon baan noqon)

10: Mudane Cidii kaa Aragti duwanaata maxaa Xilka iyo darajadda ugu xayuubisaa, khaaina ugu sheegtaa?

11: Mudane maxaa Waraysiyadda u diidaa?

Maxay kula tahay Adigga?
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Wareysigii Ugu Liitay oo Laga qaado Qof siyaasi ah Ayuu ahaa wareysiga Farmaajo siiyay shabeele tv
FB_IMG_1618598655415.jpg
 
Top