Madaxweyne Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen " Waxaan taageeraa u ahay howlgalada Ka socda wadanka lagu cirib tiraayo Al shabaab"

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!

"Waxaan garab taaganahay Howlgalka socda ee Dalka lagaga xureynayo Khawaarijta Alshabaab ee Horseedka uyahay Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Xasan Shekh Maxamuud,,

Qeybaha kala duwan Bulshada iyo Siyaasiyiinta waxaan ugu Baaqaya inay kaalintooda ka qaatan Ciribtirka Cadowga Duulanka ku ah Diinta, Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen
 

Trending

Top