Madasha oo jawaab kulul ka bixisay ‘been abuur looga sameeyey’ Dhuusamareeb
Muqdisho (Caasimadda Online) - Madasha Xisbiyada qaran ayaa si kulul uga jawaabtay been abuur ay sheegeen in looga sameeyay magaalada Dhuusamareeb, taasoo ah in guddiga farsamada doorashooyinka aysan wax wadatashi ah la sameyn. Madashu waxay caddeysay Guddiga Farsamada Doorashooyinka ee lagu...
www.caasimada.net