Axmed madoobe”Kismaayo anoo meyd wata ayaan ka bixi doonaa”
Magaalada kismaayo saaka waxaa ka jira jawi aan daganayn marka laga hadlayo arimaha doorashada oo si weyn loo sugayo hadal haynta saaka waa in musharixiinta jubbaland iyo maamulka talada ka sii dhamaanayo ayna isku fikir ahayn .
Madaxweynaha taladu ka dhamaatay ayaa shalay sheegay in ay suura gal noqon karto dagaal ka dhaca jubbaland waa hadii aan farogalinta laga joojinin jubbaland dhanka kale waxaa jira in axmed madoobe uu samaystay odoyaal dhaqan oo gooni u ah si uu mar kale talada jubbaland ugu soo laabto shacabka jubbaland ayaa si weyn u og damaca axmed madoobe ee soo laabo aan loolan xoogan lagula galin madama uu ciidan iyo cuduud kale kaligiis gacanta ku hayo waana sharciga lagu yaqaano qofka kaligiis taliyaha ah.
Waxaa jirta hadal horay looga qoray axmed madoobe kaasi oo ah kismaayo anoo meyd wata ayaan soo galay hadaan kabaxayo anoo meyd wata ayaan ka baxaya hadaba maxaa la gudboon shacabka iyo odoyaasha dhaqanka jubbaland?
Apparently it's do or die for Beesha madobe as reported by MX website
http://saadaalnews.net/?p=256496