Reer waqooyi miyaa tahay Soomaaligaaga "dh" badanaa lolJaale ado nin weynahi hadadan somai ma badhan kadheyside, waxan kugu idhaahaa ha isu dhabano daalin maaha tu aad ka midha dhalin kadhide
Reer waqooyi miyaa tahay Soomaaligaaga "dh" badanaa lolJaale ado nin weynahi hadadan somai ma badhan kadheyside, waxan kugu idhaahaa ha isu dhabano daalin maaha tu aad ka midha dhalin kadhide
Reer waqooyi miyaa tahay Soomaaligaaga "dh" badanaa lol
War sheekadu reer waqooyi way dhaaftay. wuxuu is daba dhigay wax waan ka fahmi waayay. @Nasiib Gaashaan Cade you got some explaining to do. Ma sidan ayaad brand new qabiil ku aasaasaysaa?Reer waqooyi miyaa tahay Soomaaligaaga "dh" badanaa lol
It's Fiid not fiit. Fiid wanaagsan means good evening, habeen wanaagsan means good night. Fiidmeer is bat. Another word for night is caawa.
Iska waran is proper way of saying it, "war waran" is way too informal. You can't say that to your teacher, parents etc.
Buur is not masculine, it's feminine. It's buurta not buurka. If a word end with a "ta", "ha", "da", it's feminine. If it ends with a "ka", "ga" it's masculine.
You can't always write it down as you pronounce it:
Fiicanyihiin*
Isaga*
Iyada*
If you guys are serious and up for it, I can teach you some khatar Somali. I'll set up my paypal account, halkaa lacagta ku soo xawila. Xaafadduhu waa inay cunteeyaan, you know that.
Can anyone recommend any good somali language books? i'm very eager to learn my language but i keep forgetting some words.
Reer waqooyi miyaa tahay Soomaaligaaga "dh" badanaa lol