1 Darood and 1 Dir Lol. It is still dominated by Hawiye though.
Akhriso Beelaha ay kasoo kala jeedaan Guddoomiyayaasha Degmooyinka G/Banaadir ee la magacaabay
1- Gudoomiyaha Degmada C/casiis – Sharmaarke Maxamed Ladane, Majeerteen
2- Gudoomiyaha Degmada Kaaraan – C/fataax Nuur Cali Yaanyo, Abgaal, Reer Mataan
3- Gudoomiyaha Degmada Shibis – Safiyo Sheekh Cali Jimcaale, Xawaadle
4- Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid – Axmed Xasan Maxamuud, Abgaal, Harti-Abgaal
5- Gudoomiyaha Degmada Howlwadaag – Cabdikariin Cali Kaar, Murusade
6- Gudoomiyaha Degmada Hodan – Maxamed Cantoobo, Habargidir, Cayr
7- Gudoomiyaha Degmada Dayniile – C/Wali Nuur Faarax, Murusade
8- Gudoomiyaha Degmada Wadajir – Cumer C/llahi Xassan, Abgaal, Daa’uud
9- Gudoomiyaha Degmada Dharkeynley – C/raxmaan Siid Cali, Dir
10- Gudoomiyaha Degmada Shangaani – Basmo Cumer Axmed, Reer Xamar.
11- Gudoomiyaha Degmada Xamerweyne – Cumer Shariif Maye, Reer Xamar.
12- Gudoomiyaha Degmada Xamerjajab C/Wali C/llahi Maxamed, Abgaal, Harti-Abgaal
13- Gudoomiyaha Degmada Waabari – Rowdo C/llahi, Habargidir, Saleymaan
14- Gudoomiyaha Degmada Boondheere – Zainab Yuusuf Wehliye, Abgaal, Waceysle
15- Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada – Zainab Maxamuud Warasame, Habargidir, Sacad
http://www.caasimada.net/akhriso-be...aasha-degmooyinka-gbanaadir-ee-la-magacaabay/