Leader of the MPs and Senators in Kismaayo says" Farmaajo is traitor that committed highest treason"

“In Itoobiya loo adeegsado Jubaland waa qiyaano qaran oo uu sameeyey Farmaajo” Waxaa sidaas yiri Mudane Axmed Fiqi.

Kismaayo (Caasimada Online) –Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa war kasoo saaray xiisadda ka jirta Kismaayo ee ka dhalatay isku dayga ay ciidamada Itoobiya ku doonayaan inay ku degaan

Fiqi ayaa qoral uu soo dhigay bartiisa facebook ku sheegay in ciidamada Itoobiya ee doorashada loo Jubaland loo adeegsanayo uu ka dambeeyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taasi oo uu ku qeexay qiyaanno qaran.

Hoos ka aqriso qoraalka Fiqi oo dhameystiran

Ciidamada Itoobiya ee arrimo hoosaadka Doorashooyinka Kismaayo loo adeegsanayo oo hadba weji cusub la soo baxaya waa khiyaano Qaran oo xafiiska madaxweyne Farmaajo uu ku dhacayo.

Kanaaladii kol hore la sheegay in la soo xiray sow uma eka kuwo qaranimadii iyo madaxbanaanidii Soomaaliya baabi’inteeda lagu soo bedeshay.

Isku day kale oo Qiyaano Qaran ah ayaa shaley galab lagu fashiliyey Kismaayo, ka dib markii ciidamo Kumaandoosta Itoobiya ka tirsan oo la soo kiraystey ay si tahriibis ah isugu dayeen In lagu soo gelsho Kismaayo kaasoo ugu danbayn guuldarreystey.

Doorashooyinka dawlad goboleedyadu waxey midba midda ka danbaysa daaha ka sii rogaysaa sida dalka Soomaaliya iyo taladiisii loo hoos geeyey Dawladda Itoobiya, laakin kaasi waa mashruuc la soo tijaabshay oo guulaysan waayey ee yaan kabuhu idinka dhammaan.

# Ushuba waa Qalab difaac#
 
Fiqi is a real man wallahi. He is the type of guy HG should fall behind.

Its not just Fiqi, it's all the Sacads that have their mindset carved that Beesha Ogaden should rule Jubaland whatever the cost.

Remember during HSM, qeybdiid was the first and only Hawiye clan that send the Hawiye (HG) delegation to join the Kismaayo April 2013 conference where Madobe was chosen and from their it was Guuled who to went to Kismaayo forcing HSM to recognize and legitimize Madobes maamul in Jubaland.

So in all Beesha Ogs will always have an ally in Galmudug (Sacads Project state).
 
Sacad has an ally in jubaland as well sxb. Waa dad dhiig leh oo cadkooda dhacsada.

I would advise hawiye to listen to fiqi. Waa geesi caqli badan, yuusan garab waayin.

The moment madoobe wins, it is over for NN. I expect a full scale war against them consisting of the two abgaal presidents, HG, and ogaden.

Kismaayo will become the place where the dharbaaxo that gets rid of this cancer that is NN will start.
 
Sheikh

Jaalle Ugas ''Comrade Ugas''
VIP
Its not just Fiqi, it's all the Sacads that have their mindset carved that Beesha Ogaden should rule Jubaland whatever the cost.

Remember during HSM, qeybdiid was the first and only Hawiye clan that send the Hawiye (HG) delegation to join the Kismaayo April 2013 conference where Madobe was chosen and from their it was Guuled who to went to Kismaayo forcing HSM to recognize and legitimize Madobes maamul in Jubaland.

So in all Beesha Ogs will always have an ally in Galmudug (Sacads Project state).

Guleed got karbashed by ina Iley strange of him that he defended the same ppl that karbashed him in Ethiopia :reallymaury:
 
Sheikh

Jaalle Ugas ''Comrade Ugas''
VIP
Ironic from Fiqi knowing the guy he's defending is the guy that committed treason by allying with KDF. Munafiqs are the worst kind :childplease:
 
Trending

Top