embarassing
VIP
Lamma Magarsa is playing with fire.
MADAXWEYNAHA DEGANKA OROMADA OO SHEGAY IN AY MOYALE TAHAY ALBAABKA KALIYA EE AY OROMO LEDAHAY IN AY TAHAY ISLAMARKAANA WAA IN AY OROMO DHAMAANTOOD UU GUNTADAAN SIDII AYNU KU HELI LAHAYN
Madaxwaynaha Deganka Oromada oo Manta Barlamaanka Deganka Oromada suโaalo Ay Weydiyeen Ka Jawabayaa Aya Waxaa uu Ka Hadlay Moyale
Waxaa Yidhi madaxweynahu Dagalka Hararge Sida jincasani, babili Waa Dagal Qabil Haseyeeshee Moyale Maa Ahaan Waa Dagaal Laa Xidhiidha Dhul
Madaxweynaha oo Hadalkiisa Sii Wata Aya Mar uu Moyale Ka Hadlayay Waxaa uu Shegay Moyale Maa Ahan Arin khuseeysa boranta Ee Balse Waa Arin Oromo Oo Dhan khuseeysa Moyale Waa Albaabka Kaliya Ee Aynu Leenahay Moyale Waa In ay Oromo Ay Fahanto Tusaale Ahaan borantu Markay adhiga Iyo Xoolaha Ay Ib Geynayaan Maa Ahan in Ay Adisababa Keenan Ee Waa In Aynu Yeelaano Magalo Aynu Calamka Kala Xidhidhno Waa Aynu Ku Qasbanahay In Aynu Heelo
Waxaa Kalo oo uu shegay Sii kastaba Haa Inagu Qadato ee Dhinacay Doonto haa ahate Jiho kasta haa naga xigtee Bari , Galbed , Konfur Iyo Waqooyi Waa In Aynu Hela Magalo Aynu Calamka Kale Kala Xidhidhno hadaba Waa In Aynu uu guntanaa Sidi Aynu Ku Heli Lahayn
Hadaba Somaliyeey Moyale in ay Oromo Qadato Wey cadeysteen, Dhiigya Cabkiina wali waa sii Malafsanaya.
Via Garri Ali Abdi