Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay boqolaal ka mid ah dadweynaha ku nool Laascaanood kuwaas oo isugu soo baxay banaanbax nabadeed oo ay ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan gooni isutaaga Somaliland.
Sida aad ka dheehan doontaan muuqalka hoose waxaa la arkayey ciidanka oo si aan kala sooc lahayn uga qaqabanayey dadweynaha wadooyinka, waxaana ka mid ahaa dadkii la xiray wiil 9 jir ah.
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.