Lasanod children arrested and imprisoned by Somaliland

Status
Not open for further replies.
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay boqolaal ka mid ah dadweynaha ku nool Laascaanood kuwaas oo isugu soo baxay banaanbax nabadeed oo ay ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan gooni isutaaga Somaliland.




Sida aad ka dheehan doontaan muuqalka hoose waxaa la arkayey ciidanka oo si aan kala sooc lahayn uga qaqabanayey dadweynaha wadooyinka, waxaana ka mid ahaa dadkii la xiray wiil 9 jir ah.

Madaxweyne Muuse Biixi wuxuu jebiyey xeerka caalamiga ah ee xuquuqda gaarka ah iyo damaanad qaadka siinayey caruurta.

Faaqidaad. Com
 
Status
Not open for further replies.
Top