Biniaadanku waa 4
- nin garanaya oo garanaya inuu garanayo.
- nin garanaya oo aan garanayn inuu garanayo.
- nin aan garanayn oo garanaya in aanu garanayn.
- nin aan garanayn oo aan garanaynba.