Cali Axmed tarabi Oo Kaso Jeeda Gobolka Sool Ayaa xalay Lagu Dilay Hargeysa Sababta Keentay Dilka Marxuunka Ayaa Lagu Sheegay Iney Salka Ku Hayso Dagaalka SSC-KHAATUMO Iyo Somaliland.
Hore Wiilkiisa Ayaa Marxuunka Lagu Dilay Hargeysa 6 Bilood Ka Hor.
Maamulka Somaliland Ayaanan Ka Hadal Dhacdadan Oo Waji Kale U Yeelaysa Dagaalka Udhaxeya Labada Maamul.
Hargeysa Iyo Burco Barbara Ayaa Waxaa Ka Bilaamay Beegsiga Dadka Shacabka Ee Kasoo Jeeda Beesha Daarood.