Khatumo State grand elder in Garowe

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
Do they call themselves as Khaatumo now despite being ruled by Somaliland? Title should have been Somailand elders visit Garoowe.
Somaliland aka jeegaan doesnt represent them and they doesnt control them. That is why they call them self khaatumo.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
310264176_1511922382563666_6417126776508234400_n.jpg

Dayac iyo gaajo darteed ayuu wadada dhexdeeda u seexday, ma helin muddo badan wax mushahar ah iyo daryeel

waxa uu kamid ahaa askarta joogta TUKARAQ ee somaliland, intii ka badbaaday weeraradii cuslaa ee Ciidamada Military dowlada Puntland

Waxaa is waydiin mudan mar haddii askarigii u dhashay Somaliland gaajo darteed ka Ooyayo dariiqyada hargaysa

Bal qiyaas xaaladda horgalka Reer sool ee Nuux Taani u ah difaaca, oo awalba aan wax qadiyad ah kula joogin, ee dulminida u qaayibay oo kaliya 110 dollar

Ciidamada Somaliland ma aha kuwa diiwaan-gashan, sida ciidanka dowlada Puntland
waa ciidan ku dhisan qaab qabiil ama horjooge wata malayshiyaad aan tirsanayn oo la jooga goob, oo lagu yiri waa laguu qarameeyay ciidankaaga ee ku musharhar qaado, oo dadkaaga iyo deegaankaga noo dulee.

P/Power
 
Aden22

SSC-Khaatumo

All of that is irrelevant in this dispute between your jiffo and Xassan Ugaas
 
Trending

Top