Khadiija iyo Mahad Cawad oo lagu eedeeyey inay guri ka haystaan ilmaha Jeneral Maxamed Abshir Muuse
Muqdisho (Caasimadda Online) - Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyo ku xigeenka afhayeenka golaha shacabka ayaa lagu eedeeyay iney xoog ku heystaan guri ilmo agoon ah ay leeyahiin sida laga soo xigtay ehelada qoyska. Khadiija Maxamed Diiriye waxaa lagu eedeeyay iney gurigaas kiro...
www.caasimada.net