Kenyan government threatening Businesses in Islii, businessmen "were going back to somalia"

Status
Not open for further replies.

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallo lagula tacaalayo in laga hortago sidii ganacsiga iyo hantida Soomaalida ee taala Kenya gaar ahaan Nairobi loogu soo wareejin lahaa Soomaaliya.

Ganacsatada ayaa arrintan ka wada gudaha Nairobi ee dalka Kenya muddooyinkan dambe, haddaba tallaabadan ayey hormuudka ganacsatadu qaaday ka dib markii ay waddankaas ka dhaceen dhowr fal oo isxigxiga kuwaas oo ganacsastada Soomaaliyeed lagu boobay hantidoodii iyada oo ciidanka Dawladda Kenyana ay si bareer ah u galeen xawaaladaha Soomaalida oo halkaas kala baxay lacago cadaan ah.

Qaar ka mid ah ganacsatada ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Kaah Online in go’aankan ay qaateen kaddib markii si taxadar leh ay u qiimeeyeen natiijooyinka ka dhallan karta xaalada hadda ay dawladda Kenya kula dhaqmayso ganacsatada Soomaaliyeed iyada oo si gaar ah u bartilmaameedsanaya kuwooga ugu doorka roon leh.

“Waxaan imika go’aan ku gaarnay inaan wixii hanti ah ee aan kala bixi karno si fudud ugala baxno, badeecadaha maraakiibta noo soo saarana u wareejino dekedaha Soomaaliya, si aan halkaas si toos ah uga bilowno hawlahayaga ganacsi. Midda hadda noogu daran ayaa ah in hantida ma guurtda ee naga taala Islii ay adag tahay in laga soo saaro meesha iyada oo dawladda Kenya aad noogu hanjabayso inay dhismayaasha nagala wareegi doonaan iyada oo isticmaalaysa awoodeeda dawladnimo, arrinta ay ku sheegayso inay dhismayaasha nagala wareegayso ayey maalmahan dambe si joogta ah noogu goodinaysaa” ayuu yiri mid ka mid ah ganacsatada oo la hadlayey Kaah Online.

Dhinaca kale dawladda Kenya ayaan bartilmaameedsanayn ganacsatada ee waxay xirtay dhallinyaro iyo aqoonyahano Soomaaliyeed oo ku sugan Nairobi iyada oo intooda badan u haynin eed cad oo ay ku soo oogto balse arrinta u weyn ee ay u xirtay ayaa lagu sheegayaa inay tahay inay taageereen go’aanada Dawladda Soomaaliya ka qaadatay muranka badda ee ay Kenya ku doonayso inay ku boobto khayraadka badda Soomaaliya.
 

XamarWeeaboo

You expected something here didn't you?!?!?
I hope they enjoy the decrease in business activity in Islii. Plus, what do the idiots in power think they'll benefit from this?? Somali businesses will simply move to Kismayo or Xamar or Garoowe, decreasing the tax that can be generated/collected from them.... Only time will tell how much this will effect the Kenya-Somali relationship and whether or not the saying "Somalis own Kenyas economy!:fittytousand:" is true. ( True- their economy will be damaged, albeit temporarily. False- meh:zhqjlmx:)
 

kickz

Engineer of Qandala
SIYAASI
VIP
Kikyus shooting themselves in the foot.

This will indirectly spur a quicker recovery for Somalia as investment starts to pour in.
 

Crow

Make Hobyo Great Again
VIP
We should instigate a financial collapse on our way out so that the apes can bring out their machetes for each other like they do every election.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top