Idilinaa
VIP
I’ll just say this you, @Father, @Maintainnnin, @moosaid, and whatever other burner accounts you rotate can sit here fantasizing about'' tahrib'' and Somalis collapsing all day.Bro gorma tahribtay just tell me this and where did you live
Meanwhile, others will actually go back, stay, and contribute , uplifting their communities instead of doom posting.
Go and be part of it why you are in Europe ?
Naa dadka beenta ka daa say walahi baa tahay wadanka meel aad ka martayna ma jirto busaaro Iyo camal la'aan mooye iyo 150 dollar qaado wax kale ma yaalo ee abgaal baa tahaye adeerka baa xilka haya intaa baad soomaliya iyo Somalinimo Ku waalatay hhhh
Wadanka meel walbaa reero ayaa isku haystaa
africana sida lookala xoog waynyahy ayaa loo noolyahay Somalina makala xishote
Waykala cabsata
Ee adeero soo barbaar noolsha waxbaa maad ka arage oo raaxo un baad Ku jirtay
You have no idea where I am, who I am, or what I do. I don’t need to be Abgaal or from any particular clan to support my people or take interest in their affairs, it’s only natural.
But you actually prove my point you have some weird identity crisis that you are projecting all of this from.
Meel walba waxaad ka arkaysaa Soomaalida oo iskaashanaya oo wax dhisanaya, qoys walbana wuxuu iska soo ururiyaa dhaqaale si uu u taageero Soomaali ka yimid tuulo ama magaalo kale, taasna waa xaqiiqada.
Ma jecliid inaad taas maqasho, kuma arkaysid inaa waxas ka mid tahay.