Bohol
VIP
Stupid secessionists thought Kenya differentiates between them and other Somalis.
Ciidamada Kenya ayaa maanta xiray xawaalado ka mid ah kuwa Soomaalida oo ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Wararka ayaa sheegaya in dhowr xawaalad la xiray, hase yeeshee Khaatumo news Online ayaa xaqiijisay in la xiray xawaaladaha, DAHABSHIIL AMAL iyo TAAJ, kuwaas oo ay tageen ciidamada booliiska kadibna amreen in la xiro, ayaga oo baaritaan ka wada gudaha.
Ciidamada ayaa la sheegayaa inay weli gudaha ugu jiraan xawaaladahan, oo ay baaritaan ka wadaan weli, lamana oga in baaritaanka kadib dib loo furi doono iyo in kale.
http://khaatumonews24.com/2019/05/2...aalado-badan-oo-soomaali-ku-leedahay-nairobi/