Kenya Airstrikes Gedo. Heavy Casualties

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
DEG DEG-Diyagaal ka bilowday gobolka Gedo iyo diyaaradaha ciidanka Kenya oo duqaymo bilaabay.

October 8, 2020 Xuseen 2

Diyaaradaha qummaatiga u kaca ayaa lagu soo waramayaa inay duqaymo ka geysteen degaano hoostaga degmooyinka, Beled-Xaawo & Xarunta Gobolka Gedo ee Garbahaareey.

Sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah diyaaradahaan oo ay leeyihiin milatariga Kenya ayaa duqeymaha ka fuliyeen degaannada , Baliga Harakoobe. Yaaqle, Qabri-xaaji & Baliga Dhadhaable

Khasaare xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa inuu dhashay duqeymahaas, waxaana deegaannada la duqeeyay ay yihiin kuwo ay ku nool yihiin dad xoolo dhaqato ah.
 

Trending

Latest posts

Top