Saalax Bidaar
Truthfulness so often goes with ruthlessness
Dhaar?Ninka Abdaal ayuu ku dhintay, Shil gaadhi ayuu ku dhintay ayay dhaheen Ciise Muuse, hadday ragganimo ku dileen may dhaheen maanu dilin oo shil buu ku dhintay, waxaase la dhaarinayaa wax garadka Ciise Muuse.

People die in car accidents in SL all the time. Fiintu ba way ogtahay marka ay colaad jirto. Dadka shacabka ah maxaa kiciyey hadii shil gaadhi uu ku dhintay sarkaalku?
Waxbaa la qarinayaa