@Jablibax what is your explanation for some societies who progressed like ancient egypt, ancient punt, ancient china. I think nimankasi diin inay soo gaartay lakin later on bay iska noqdeen idol worshipper, war nimanku way haysteen wax cilmi ku saabsan illahi ama heerkasi ma gaadheen cilmigooda cuz u cant literally start a civilization without GOD, every society before that was hunter/gatherer.
Aborigineka waa sheeko kale xitaa hal nabi in loo diray ma filayo ama cilmigisa ayaa intasi ka badnan laha, xitaa dhar ma wadan oo ku tusinayso waa qowmki ka tagay adam illa nuuh oo aan buug loo dhibin. Writing started much later in history even not in abraham time. Moses was the first to have an actual book.
Abraham sharci ayuu dhaafay sida gudninta wiilasha lakin ma reebin kitaab. Mana la arko nebiyada kale aduunka tagay kitaab reebeey marka maybe waa waqtigi adam illa abraham uu dhaxaysee oo kitaab ma jirin waqtiyadasi waxaa jiray sharci la siiyay. I checked aboriginal religion 1 waa garana lakin tiris ma garanayo, marka waa og yahay 1 god jiro ama waa looga sheekeeye during adam illa abraham time, mana cilowbin 1 ama numberka markad la hadashid kuma oranayo god waa toban maba tirin kare kkk wuxu ku lee creator is 1.
Horta guskooda waan firiyay illahi iga caafiyay inaan ku qiyaaso waqtiga ay naga tageen, horta ma ahayn ibrahim waqtikisa oo la yaqan inu qowmkisa baray gudniin dee, waana lagu arki laha. Egypt, ethiopia, Somalia horta waa qowmki ibrahim ama isma gudeen kkkkkk xitaa intanan diinta islamka imaan bay is gudayeen halkee ka keeneen sharcigasi hadi aysan ibrahim carurtisa ahayn, pharoah always practised circumision, how they learn this when it's well know it's abrahamic practice.