Jablibax Check This Out

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
War @Jablibax meelahan fog ayaan kula tagi markad australia timaado, cayaar igama ah niyahow. Waxad arkaysa horta wixi 'naturalka' ah iyo wix beenta ah oo ibnal adam samaystay. You are going back 65000 years with these ppl, weli dhaqankisa way haystan, waxay ku tusinaysa in diinta manta wareegayso 'agendoyin' gaar ah laga lee yahay oo aysan ahayn diinta saxda ah ama maxaa keenayo inay dadkani oo halal ah oo ka maqna aduunka inteeda kale iyo beentooda badbaadan. Xitaa nabi looma dirin, way ka maqnayeen sheekadasi, qaarad kale bay joggeen oo aysan ibnal adamki gaari karin waagaas oo cilmi la'an darteed

I use the aborigine to guide me what's halal ana haram. Inta kale dood baan saara inay ka timi waqtiyadasi iyo dhaqankooda. Jablibax adigu sucalo badan soo diyaarso wallahi as we sit them waa baran noolasha dhabta ah intanan diin imaanin oo runti fa'ido way keentay dhinaca cilmiga lakin khasaaro way keentay dhinaca dagaalada iyo rabshada
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
War @Jablibax meelahan fog ayaan kula tagi markad australia timaado, cayaar igama ah niyahow. Waxad arkaysa horta wixi 'naturalka' ah iyo wix beenta ah oo ibnal adam samaystay. You are going back 65000 years with these ppl, weli dhaqankisa way haystan, waxay ku tusinaysa in diinta manta wareegayso 'agendoyin' gaar ah laga lee yahay oo aysan ahayn diinta saxda ah ama maxaa keenayo inay dadkani oo halal ah oo ka maqna aduunka inteeda kale iyo beentooda badbaadan. Xitaa nabi looma dirin, way ka maqnayeen sheekadasi, qaarad kale bay joggeen oo aysan ibnal adamki gaari karin waagaas oo cilmi la'an darteed

I use the aborigine to guide me what's halal ana haram. Inta kale dood baan saara inay ka timi waqtiyadasi iyo dhaqankooda. Jablibax adigu sucalo badan soo diyaarso wallahi as we sit them waa baran noolasha dhabta ah intanan diin imaanin oo runti fa'ido way keentay dhinaca cilmiga lakin khasaaro way keentay dhinaca dagaalada iyo rabshada
Iam coming saxib..... waligey wan jecla ine Australia tago
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Iam coming saxib..... waligey wan jecla ine Australia tago

Australianki isla marki bible bay la soo carareen inay baran wallahi. Diintu waa cilmigi kowad, looma gudbi karo cilmi kale dee taas way ku saxsan yihin culumuda. Lakin siyasada iyo madaxtoyo baan galaya iyo strict society waa qaladkooda waana fasirad xumada haysato oo waxay ka bartan wadamo oo siyasad gaar ka leh fasiradka diinta inu dalkooda laga barto si iyagu loo adeego oo aan lagu soo duulin.

Runti hadan anigu arki laha kuwan quranka aan la soo carari laha laftigayda, waa in kow diinta la bara intanan meel kale la aadin
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Jablibax what is your explanation for some societies who progressed like ancient egypt, ancient punt, ancient china. I think nimankasi diin inay soo gaartay lakin later on bay iska noqdeen idol worshipper, war nimanku way haysteen wax cilmi ku saabsan illahi ama heerkasi ma gaadheen cilmigooda cuz u cant literally start a civilization without GOD, every society before that was hunter/gatherer.

Aborigineka waa sheeko kale xitaa hal nabi in loo diray ma filayo ama cilmigisa ayaa intasi ka badnan laha, xitaa dhar ma wadan oo ku tusinayso waa qowmki ka tagay adam illa nuuh oo aan buug loo dhibin. Writing started much later in history even not in abraham time. Moses was the first to have an actual book.

Abraham sharci ayuu dhaafay sida gudninta wiilasha lakin ma reebin kitaab. Mana la arko nebiyada kale aduunka tagay kitaab reebeey marka maybe waa waqtigi adam illa abraham uu dhaxaysee oo kitaab ma jirin waqtiyadasi waxaa jiray sharci la siiyay. I checked aboriginal religion 1 waa garana lakin tiris ma garanayo, marka waa og yahay 1 god jiro ama waa looga sheekeeye during adam illa abraham time, mana cilowbin 1 ama numberka markad la hadashid kuma oranayo god waa toban maba tirin kare kkk wuxu ku lee creator is 1.

Horta guskooda waan firiyay illahi iga caafiyay inaan ku qiyaaso waqtiga ay naga tageen, horta ma ahayn ibrahim waqtikisa oo la yaqan inu qowmkisa baray gudniin dee, waana lagu arki laha. Egypt, ethiopia, Somalia horta waa qowmki ibrahim ama isma gudeen kkkkkk xitaa intanan diinta islamka imaan bay is gudayeen halkee ka keeneen sharcigasi hadi aysan ibrahim carurtisa ahayn, pharoah always practised circumision, how they learn this when it's well know it's abrahamic practice.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Jablibax Baaritaan culus baan samaynayna niyahow lakin nimanka waxan gaba inay ahayeen umadi adam oo runti wax sharci ah laguma xuso ama kitaab, illahi wa hal keliya ayaa lagu xusa ama 1 god. Lakin over time way is cilowbeen ama hayawanki iska cabuudeen baan filaya ama numberkasi 1 ma haysan lahayeen niyahow, 1 is a number how he knows that number but not more? Only god can teach them the number 1 noone else, waa cawaan dee cilmi maba lahan cawaanku, diinta ayaa kow keento cilmi its well observed all over the world and why calendars start with prophets.

Horta qabiilka heerkay gaadhtay baan raba siday isku gartan qabiilo, abtirsi miyaa, mise nooc kale. Horta mid waan xuba nimanku waa is neceb yihin oo dagaalo waa dhex mara between tribes of aborigines, marka warfare waa samaya, xitaa cadaanka marku yimi dagaal ayuu kala hortagay
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Jablibax the jewish view of the world is this

Adam iyo groupkisa. No scripture or book only one god belief and teaching him god is 1. He had one test only the tree. Sheekadisa halkasi bay ku xiran. Umadaha halkan ku jiro aborigine baan filaya

Noah iyo groupkisa. They teach in this stage noah left no book but same thing as Adam one god belief. Lakin waxay ku daran qowmka waa qowmka la baray 10 commandments like dont steal, dont kill, iyo wixi basic morality. They view the world in this group si ay iyagu special uu noqdan ama dad la dorty

Abraham Group - Waxay ku gartan keliya gudninka ileen abraham waa niinka gudninka kowad samaye. He also taught one god like the other prophets. No book was given to him

Israel - This is Nabi Yacqoub waa qowm kale lakin isku diin inay noqdan qasab ma aha waa 12 tribes, weli lam haayo 10 tribes way dhumeen bay ku soo xiran sheekada mana raban inay radiyan ileen waxay ka cabsanayan in laga sheegto Israel waana sababta ay isku dili jireen in dhulka hal beel la wareego. Yahuda ayaa badana rabshada waday oo rabay in isagu hanto Israel oo aysan walalahisa kale qaadan

Moses Group - This is where Jews are born, calamado iyo sifoyin bay uu gaban kuwani. Like yahudnimadu waa inay ka timada habartu ileen waxay aminsan yihin magacaga israel bay galaysa marki lagu abtiriyo lakin waxay ka cabsanayan inaad tahay kuwa ay ka eryeen dhulkooda 10 tribes. They want jews who are yahuda only

Sheekada meeshasi bay ku soo xiran maba aqbalsana issa iyo muhammad mana soo hadal qaadan ileen hadad soo hadal qaadid waxad siinaysa legitimacy bay aminsan yihin. Wa rabshoole kkkkk
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Jablibax waxay isku dagaalayan waa inay haystan buugi ama cilmigi kowad aduunka si ay aduunka inteeda kale oo ay uu arkayan dad iska 'pagan ah' oo cilmi yari haysto inay ku gumaystan waana markasi illahi lacnatullahi alaykh ku yiri baan filaya.

They wanted to keep this to themselves and conquer other people ileen waxay ahan lahayeen umadasi sida aborigine ama dad iska liito dhinaca aqoonta sida idol worshippers. Till today waa nimanka ugu cilmi badan calamka waxana keenayso wuxuna ka bilaabmay buugasi bay aminsan yihin marka thats why they are jewish addicted iyo israel. Intanan moses uu yiman cabiid bay ahayeen way og yihin inaysan awood lahayne illahi ayaa uu naxaristay wayna ku casiyoobeen kkk..

You need to be prepared for who u talking to, we will visit israel inshallah one day anago oo diyaar ah waa ka bacdi aborigineka markad australia uu timaado, we need to go there niyahow, we must learn their tactics and strategies so we employ it. aduunka intasi bay samayan yahud bay wax ka bartan strategykisa manta
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Jablibax If we go to Israel do not start to speak religion to them if they don't ask you. ninkani wuxu aminsan yahay inu abiid noqonayo hadu yahudnimo ka tago. Nebi maxamed ka quustay, waxan uu tagayna cilmi keliya not diin. Lakum dinakum waliya diin weeye aduunka lakin cilmiga waa muqadas ama number 1 noqon mayno hadi cilmiga la dhaafo oo fkd iyo wax macno wayn soo kordhaynin cadowgag ayaa la yirahda waqtiga adigu ku dhumiya wax macno lahayn sida awoowashinu samayn jireen adiguna qorsho ayaa la samaysta sida awoowashinu si ay carurtina ay ku faanan carurtooda si aan anagu uu faanayno manta
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Jablibax malin walbo aan hamar la jogno, khasaaro naga soo racdo wallahi, every year is a lost year wa siday raban, ileen iyagu way isyaqana gudahooda tan dhex taagan waxayna is lee yihin adiga ku lug goynaya waan aqana caqlikooda nimanku, hadi aad ugu jawabi lahayd 20 sano waa in la kala maqnaada ka bacdi la wada hadla oo la samaysta confederation, waa coyi laha waa og yahay hawiye wuxu yahay GM/HS aya cadayn uu ah, dawlad la'an, dawlad magac uun weeye, waxanu soo labanayna anago nuclear bomb samaystay oo cilmigisa lagu barto puntland halka iyagu halkasi iska fadhiyan, this is what hurts hawiye the most
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Jablibax as for the jews sxb we have same religion one god, lakin kala feker baanu nahay, illahi ayaa judgement samayn doono, wax aad ka samayn kartid ama waqti ku dhumin kartid ma aha. Isagu ma arko danahisa gaarka ah inu special ppl noqonayo oo keenay kitabka kowad ee alle, wuxu raba special place oo specal privelede mana ku helayo islamka oo waxaa la oran umadaha dhex gal.

So its unlikely there is any benefit for him to join islam and at the same he fears he will b e weak and conquered like ancient egypt again in la abiidsan doono iyo kitabkisa waba sheega taasi hadu ka tago diinta musa in aduunka soo weerari doonto oo la fara xumayn doono. He has his own right to believe this, he never leaves kitabka moses, xitaa holocaustki ugu darna buu diiday inu ka tanasulo, meeqo jeer buu diiday tarikhda waqtiga mohamedna waa diiday, waqtigi islamic spain waa diiday, everywhere uu aado wuu diiday, manta inu oglaado oo adiga ka yeelo macqul ma aha, marka inaad waqti ku dhumisid quran ban baraya wuu kula yaabaya wuxu ku oran ana kow illahi bartay markad adigu cawaan ahayd. Wa sida PL oo kale markay hawiye dawladnimo ka diidan waxay aminsan yihin inay ka horeeyeen dee, yahudu waa sidas wuu ka faana niyahow. PL aar ha aqbalo dawlad hawiye, maba dhici kartee niyahow, yahud waa sidasi niyahow kuma aqbali karo isaga og inu ka horeeyay, weliga la dagaal ama cay ama qalad ku sheeg, hawiye meeqo jeer bay qalad, dagaal ku sheegan PL, ma is badela? war nimanku wa niman mowqif adag illahina waa yiri kitabka quranka inay nabiyaal badan diideen oo madax adag yihin. Hadi aadan nabi muse kitabkisa wax ku daraynin waxay uu arkan inaad jebinaysid balanti alle lala galay yahud wayna ku dilayan ama masafurinayan
 
Last edited:

Trending

Top