Puntland waa dawlad dawlad ku dhextaalla.
Dad badan baa la yaabban, sababta Puntland ay kaga duwwan tahay, maamullaada kale.
Haddaba qofkii aan ogayni, intan ha qorto:
1. Dhulka Soomaaliya, Puntland waxay ku fadhidaa 1/3(saddeldalool).
2. Xeebta dheer ee Soomaaliya, 50% waxay ku taallaa Puntland
3. Dekkadaha caalamiga ah 2/5(40%) waa Puntland
4. Garoonnada caalamiga ah, 50% waa Puntland
5. Amnigeeda & dhaqaaleheeda way isku filan tahay; miizaaniyadeeddu waxay sii cagacagaynaysaa, ~ $500 milyan.
6. Puntland waxay leedahay ciidan u gaar ah oo u diyaarsan amnigeeda kuna filan
7.puntland 90% wadooyinkeedu waa dhisanyihiin waxayna ku maal galisay cashuurta dadweynaha ayadoon cidna kasoo amaahan.
8.puntland waa dhulka u khayraadka badan somalia taasoo ay ka buuxaan macdan,shidaal iyo khayraadka badaha oo dhan
9.puntland waxay leedahay dhul daaqsimeed aad u balaaran taaso ay ku noolyihiin xoolo aad u badan.
10.puntland waxay leedahay dhul beeraad dihin taas oo ay kasoo baxayso qudaar nooc kasta oo lagu beero.
11.Puntland waxay leedahay dhul dalxiis kan ugu qurxoon oo loo dalxiis tago kuwaaso aysan indhuhu marna ka caajisayn.
12. Puntland waa maamulka kaliyah ee qabtay doorasho dad weyne oo 33 degmo hal subax laga wada qabtay si nabad ah.
Ma jiro maamul-goboleed kale oo awwooddaas leh. Tusaale, dawladda dhexe waxay miizaaniyadda Hirshabeelle, Galmudug & Koon-Galbeed ku kabtaa, min $2 milyan sannadkiiba.
Hon Dhoobaale
As I preached there is two govts or 2 systems but the border is 1 nation(not violating Somalia recognised borders like SL). We didn't divide Somaliya externally only internally and have nation state powers like Hong Kong did.
Somalia isn't a 1 govt state ka naxa nafta waa, it's a hybrid system and GM and HS are centralised regions under Villa Somalia, that's their status and relationship, not PL.
Not only is there two govts, their both equal in status PL and the SFG as we haven't handed over anything. HS Iyo GM and these non existant states that fall under villa Somalia isku shaqo ma aha isku maqaamna ma aha PL.
PL Iyo SFG are at the same level and untill the SFG accepts that, PL is an independent state having nation state powers, duties, and responsibilities(Dawlad dhamaystiran) like Hong Kong was for 99 years while inside China.