Islamic Modernization Puntland

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Boowe aa’laa tahay, sida qanzir ugu cuuneysay Australia drinking fosters and integrated to the judeo-christian society you come to somalia preaching your judeo-Christian secularist drivel.

maxa ku dhihi lahaa lafahaada u cabso intu qof khawrij ah isku ka qarxin oo akhiro ku diro kkk


Mid ka mida Beelaha Dega Puntland oo war-murtiyeed kasoo saaray shir uga socday Deegaanka Gari-hel.
Beesha Bah-dirooble ee Beelwaynta Cismaan maxamud ayaa Deegaanka Gari-Hel ee Degmada Qardho ku qabtay shir socday mudo dhan 4 cisho 1-4 Bisha August, shirkaan ayay beeshu uga tashanaysay aayahooda dhaw iyo midka Fog, waxaana ka qaybgalay Odayaal dhaqameed, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Dhalinyaro, Haween, Qurba-joog, Xildhibaan Faarax Khaliif Cilmi iyo Cabdicasiis Boqor Muuse.
Shirkaan ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 5 qodob oo kala ah:-
1: Ku dhaqanka shareecada islaamka meelkasto ay joogto iyo deeegaan kasta oo ay degan tahay beeshu, laguna saleeyo waxkasta oo beesha dhexdeeda ah iyo dadka ay ood wadaaga yihiin ku dhaqanka shareecada islaamka.
2: in la xoojiyo midnimada beesha meelkasta oo ay joogto wadanka gudahiisiiyo dibadiisa.
3: in deegaanada beeshu ay degantahay dadka la degan iyo deriskaba ay kula noolaato si nabadgelyo ah.
4: Beeshu waxay isku raacday in la dhiso gudiyada hoos ku qoran
A} Gudiga dhawrista iyo ilaalinta deegaanada beesha sida { Xaalufka iyo Askaynta nabadgelyada deegaanada beesha}
B} Gudiga dhaqaalaha gudigaas oo ka kooban gudiga dhaqaalaha gudaha iyo dibada.
5: Waxay beeshu goaansatay adkaynta iyo xoojinta midnimada beesha Cismaan Maxamuud iyo beelaha degan deegaanada Puntland.


https://theworldnews.net/so-news/mi...soo-saaray-shir-uga-socday-deegaanka-gari-hel
:banderas:
 

Trending

Top