interfighting could explode anytime in Cadaado

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
Magaalada Cadaado ee xarun kumeel gaar u ah Galmudug ayaa xiisad ay ka jirtaa maanta iyadoo inta badan ganacsiga magaalada uu joogsaday.

Ciidamo aan cidna ka amar qaadan ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin magaalada Cadaado iyadoo ciidamada booliska ee halkaa joogana heegan buuxa la geliyay.






The Baraxley clan was already hated by Dhuusomareeb clan and majority of mankind. Now they alienate their MX and MR allies!


Galmudug will soon be only Cadaado clan and Baraxley clan :trumpsmirk:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top