In Ethiopia woman is picked as President. In Somalia grannies are not even safe

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68



As for in Zoo-malia:

Illaa labo haween ah ayaa saakay iyo xalay lagu dilay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo dilalkaas ay geysteen kooxo hubeysan, kuwaasoo baxsaday.

Sida ay sheegayaan wararka kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay degmada Hodan Haweeney lagu magacaabayay Cibaado Maxamed, waxaana da’deeda u dhaxeysay 70-80 jir.



Two different worlds
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top