Illegal contraband weapons (39 pistols) from Wajaale, Somaliland region seized by Jigjiga admin

Bohol

VIP
Ciidanka xooga gaarka DDS ee ka hawl gala magaalo qaran ayaa xili ay ku guda jireen hawlahoodii shaqo gacanta ku soo dhigay hub sharci daro ah oo dhan 39 bastooladood iyo ragii waday hubkaas oona ka soo galay dhanka wajaale sida ay SRTV u sheegaan saraakiishii gacanta ku soo dhigtay

Bohol

VIP
84471329_547235642549672_6531383979939987456_n.jpg

84016405_547235775882992_1375591812030267392_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Bohol u can present Somaliland history as one that was Darawish but the coastal clans as treacherous and the interior clan as heroic irish men, americans may entertain that. I think the CIA will back SL then but not till the pro monarchy sacad muse is there, hell no. That's why even Australia is trying to shake of that monarchy into republic to please the americans who want that QUEEN INFLUENCE REMOVED FROM THE WORLD
 
Hubki aad ku kharijinlahayd amxaarada jigjiga doolotoso ka sameynaysa ayaad ka cabanaysa. Qowm gumeysi jecel maxaan isku daalin
i know how to karbaash amharas sxb.

you talk a lot of shit, but if today someone had to fight against amharas or others, it wouldnt be you.
 
i know how to karbaash amharas sxb.

you talk a lot of shit, but if today someone had to fight against amharas or others, it wouldnt be you.
Amxaaro dhulkayga kanisado kamay disin ee waxay ka diseen dhagaxbuur iyo qabri dahar. Hubkaad assassination ku samayn lahayd ayaad ka cabanaysa. Nin hub loo keney oo cabanaya helke lagu arkay
 
Amxaaro dhulkayga kanisado kamay disin ee waxay ka diseen dhagaxbuur iyo qabri dahar. Hubkaad assassination ku samayn lahayd ayaad ka cabanaysa. Nin hub loo keney oo cabanaya helke lagu arkay
dhagaxbuur iyo qabridahar toona kama dhisna waxaad sheegina waa been aan geed loogu gaban.
wakhti uma hayo cantarabaqash ee adigu kuwa kula dhashaye gaashaamo iyo xarshin fadhiya, goormaad xorayn?

hub hadaad xuduuda lasoo gasho, ilkahaa lagaa daadin, juu na ma odhan kartid.:trumpsmirk:
 
Ogadenka xad ay leyaheen maan arag xadka waa xad beenadka somaliya iyo itobiya
 
Ciidanka xooga gaarka DDS ee ka hawl gala magaalo qaran ayaa xili ay ku guda jireen hawlahoodii shaqo gacanta ku soo dhigay hub sharci daro ah oo dhan 39 bastooladood iyo ragii waday hubkaas oona ka soo galay dhanka wajaale sida ay SRTV u sheegaan saraakiishii gacanta ku soo dhigtay

This not good.
Kilila shanaad ba umadda dham hub la'aan ka dhigayo. Ama Isaaq bey doonayaan inuu hub la'aan noqdo. Shicib hubaysan basn ubaahannahay.
Right to free speech and righr to bear arms needed on DDS
 
Trending

Latest posts

Top