if our forefathers and all the somalis that put their life on the line fighting for somalia saw somalia's current state...

BetterDaysAhead

#JusticeForShukriAbdi #FreeYSL
VIP
imageonline-co-emojiadded.png
 
J-Rasta

Inactivated
VIP
War bal kaalay ina adeer, miyaadan waxba ogeyn Mise dunida lama aadan socon sida Soomaali Maryooley ay dib u dhacday waanu dib dhacnay xitaa wadamada Madowta iyo siyaasiyiintooda ayaa maanta naga xikmad badan waxaanu noqonay umad liidata oo isnacay nin walba na tuuladiisa qashinka abaartu dhishay buu matalaa ee qaranimo iyo halganka jiilka horre ay noo soo mareen dhan maba kalaha kuwaan waa nasiib xumo iyo ayaan daro in aanu heerkaas gaarnay waxno lagama qaban karo isbedal na imaan meyso
Qaranimo iyo jaceyl wadaniyeed meeshaas ku iloow ee FKD iyo wax yaale mala awaal iyo nonsense ayay cimrigooda ku dhameeysanayaan kuwa qurbojoogta ee cagaha saarin dhuleedka soomaaliyeed already cuqdadi, qabyaaladi iyo heyb sooca yaraantooda lagu wada talaalley

Ma qiyaasi jiilka naga dambeya siday noqonayan

Soomali filinkooda ey baa cunay

, marka awoowyaasheena are in a better place now , if they were to witness these current spectacles plaguing our country kitaabka jaamaca ku dhaartay in aysan Soomaalinimo sheeganin ciil iyo qaracan awgeeda

Waa runta qabrigooda ayay ilin ka qulqulayaa
eebe qabrigooda ha u waasico wax kale oran maayo
 
Caaro

I do something called "what I want"
2021 GRANDMASTER

War wax makuu sheega? Hadaad quus ka taagandahay Soomaaliaa waa hool adiga kuu taala. Soomaali ha isku yeerin iyo dadkeena ha naga cimro beelin. Koley ani wadankeyga waan jecelahay iyona waa uu taageeraya.

Laakin wa run, hadii eey arki lahaayeen cimriga ee soomaalida marayaan walle muraradilaac baa ku dicilaheeyd kkkkk
 
The Somali Caesar

King of Sarcasm• Location: Rent free in your head
VIP
It depends on who you’re asking if you asking because an SNM veteran he’ll say he’s pleased with how Somaliland has coped since 1991.

If you ask Siaad Barre he might feel guilty that it was partly his fault that Somalia is in turmoil.
 
They'd be spinning in their graves if they saw what a laughing stock that place has become....thanks to a certain trash generation *cough ciyaal kacaan cough*
 
i doubt they would be disappointed.

They would be furious, infact they would be creating an army to overthrow both corrupt regimes of the north and south.

Our ancestors were warriors willing to smoke niggas like no tomorrow.
 
Yahya

2020 GRANDMASTER
VIP
From defending their land from conquest from the time of ancient egypt to now. Tbh they share the blame for they sent millions to jahannam for tribalism and created this culture of violence against ones brother for greed or land.

I'd be very disappointed if i saw this from the barzak in my grave.

:snoop:
 
Top