I need help translating this song into English. Nimcaan Hilaac 2021 Badwayn Jacayl

note: The lyrics are written in formal Somali. I could not understand it so I wrote in formal way.


Nimcaan Hilaac 2021

Badwayn jacayl



β€œBadwaynta jacayl kuwaa bixisee” ?πŸ€”


Hada ayaad u bisayshay baahi darteed
Hada ayay beerka iyo bogaaga dagtay oo
Baaxa dagtay oo
Hurdana bogan oo
Naftaadii bugtay oo
Basteed tahay ee

🎢

Rabaa bini-aadan baahi tiree
Baryada badi
Rabow ka bogsii boogta qalbiga
Oo barwaaqo jacayl, Boqorku kugu beer.
🎢

Bukaan-soocod maanta wuu badan yahay ee
Jacaylkan badraanka ah ee ku bahdilay

Midii kugu beertay way baxsatay
Oo balanka axidigiinna beenaysay
Oo Baqii kalgacalka way burburisay ee.



Jacaylkan burburay billuu khayr yahay.
Ee ha beer qadin
Ruux nugayl la dagay
Oo boogta iyo nabarada ha sii badan
Oo bidhaan qurux, daadi ha is odhan
Oo baahida ha ka raadin bahda kale.

 
Last edited:
A lovely song composed in a new style. I shall try as time permits, but first you must listen to the original song, which heavily influenced it, both in lyrics, and in siiqah. One of the earlier songs in which I fully immersed, in appreciating our rich, fine literature, introduced to me by my late uncle.

-----------------------
Waa bixisa odayoo
Adoo bari guntii jira
Bad galbeed ka baahiyo
Inuu biligta karameed,

Busaylkeed ku qaadoo
Aad baqoolka geediga
Banan dayra dhaafiyo
Meel baaxad soodhaah
Beeshaw u horseedee,

Yaan hogosha beenta ah
Baaqiisu kula tegin
Adoo baahi oon qaba
Nafta biligta dhalanteed
Biyo kuugu sheegtoo
Buur dheer ku saartee

Show baqashii noqotee
Farda beri la miratoo
Badhkoodii is moodiyo
Hal hays kugu bannaaniyo
Bayuur inay ku raacdaa
Baga lagu yidhaahdaa,


[]
Hadii saban barwaaqo ah
Cida meel badhaadhiyo
Balli doog leh lagu furo
Oo baahi ilaawaan,

Batarka iyo dhaantada
Cugashada barbaartii
Bilow baashihiiyoow
Baloolay madiixaan

Inuu bara cadaa Oday
Aarankii la boodoo
Soo laba bogleeyaa
Waa baatir dhicisee
Adeerow da'daa bogo,

In kastuu bilaan jiray
Magac beri lahaan jiray
Sange baratankii gabay
Buuxsamay shinkiisii

Baydaridu talisaa
Kuma baahi beeshee
Waxba hay balweynoo
Hay qaadin beerlula,

[]
Hadaad sheeko baraley
Baabkeeda moogtahay
Boqorkaad ku curataan
Waa hore is baranoo
Ballan inoo dhexeeyee,

Sodog baad ku bilatayee
Yaan jara ka boodada
Boholyowgu kula tagin,


[]
Baroortaan xasuustiyo
Ku dhayaayey boogtii
Dareenkaan bishanayaa
Intuu soo baraarugay
Laxawgii butaacada
Balaysimada diidee

Baal dabayli sidatiyo
Waxaan ahay badweyn ruux
Baaxaa dagaysee
Allahayow Allahayow jid ii bixi.

 
A lovely song composed in a new style. I shall try as time permits, but first you must listen to the original song, which heavily influenced it, both in lyrics, and in siiqah. One of the earlier songs in which I fully immersed, in appreciating our rich, fine literature, introduced to me by my late uncle.

-----------------------
Waa bixisa odayoo
Adoo bari guntii jira
Bad galbeed ka baahiyo
Inuu biligta karameed,

Busaylkeed ku qaadoo
Aad baqoolka geediga
Banan dayra dhaafiyo
Meel baaxad soodhaah
Beeshaw u horseedee,

Yaan hogosha beenta ah
Baaqiisu kula tegin
Adoo baahi oon qaba
Nafta biligta dhalanteed
Biyo kuugu sheegtoo
Buur dheer ku saartee

Show baqashii noqotee
Farda beri la miratoo
Badhkoodii is moodiyo
Hal hays kugu bannaaniyo
Bayuur inay ku raacdaa
Baga lagu yidhaahdaa,


[]
Hadii saban barwaaqo ah
Cida meel badhaadhiyo
Balli doog leh lagu furo
Oo baahi ilaawaan,

Batarka iyo dhaantada
Cugashada barbaartii
Bilow baashihiiyoow
Baloolay madiixaan

Inuu bara cadaa Oday
Aarankii la boodoo
Soo laba bogleeyaa
Waa baatir dhicisee
Adeerow da'daa bogo,

In kastuu bilaan jiray
Magac beri lahaan jiray
Sange baratankii gabay
Buuxsamay shinkiisii

Baydaridu talisaa
Kuma baahi beeshee
Waxba hay balweynoo
Hay qaadin beerlula,

[]
Hadaad sheeko baraley
Baabkeeda moogtahay
Boqorkaad ku curataan
Waa hore is baranoo
Ballan inoo dhexeeyee,

Sodog baad ku bilatayee
Yaan jara ka boodada
Boholyowgu kula tagin,


[]
Baroortaan xasuustiyo
Ku dhayaayey boogtii
Dareenkaan bishanayaa
Intuu soo baraarugay
Laxawgii butaacada
Balaysimada diidee

Baal dabayli sidatiyo
Waxaan ahay badweyn ruux
Baaxaa dagaysee
Allahayow Allahayow jid ii bixi.

Magac ma leeyahay style-kan ? I’m loving it 😍
 
Initial draft: 3 bayd (3 verses):

1. Badweynta jacaylku waa bixisee,
Haddaad ugu busayshay baahi darteed,
Hadday beerkiyo bogaagaga degtoo, baaxaa degtayoo,
Huradana boganoo, naftaadii bugtoo, basteed tahayee,

2. Bukaan socod maanta wuu badanyee,
Jacaylkan badraanka ah ee ku bahdilay,
Midii kugu beertay way baxsatoo,
Ballanka axdigiinna beenaysoo,
Baaqii kalgacalka way burisee.

3. Jacaylkan burburay billuu khayryee,
Ha beer qaadin ruux nugayl la badoo,
Boogta iyo nabarada ha sii babinoo,
Bidhaan qurux baad tahay ha is odhanoo,
Baahida ha ka raadin bahda kale.

[Hooris]
Rabbaa bini Adam, baahi tirayee, baryada badii,
Rabow ka bogsii, boogta qalbigoo,
Barwaaqo jacayl, Boqorku kugu beer.

Translation;
1. Salvation, in the ocean of amour,
If deprived, owing to a longing,
In motion, if residing in your heart and soul,
Lacking sleep, ailing, or if aching all over,

2. Out-patients, aplenty there are of the day,
Of this haughty love, which bedevils you,
Aflight indeed, the one who had sown,
Belied she did, of the commitment and pact,
Jilted she did, of the call for affection.

3. Marred love, might be a virtue,
Butcher not, a vulnerable one,
Inflame not, the abscess and contusion,
Seek not, a want from an another.

[Chorus]
Amass in prayers, Almighty may rid of mortal exigencies,
Lesions in heart, Almighty may cure,
In a bounty of love, Almighty may endow.
 

Trending

Top