I knew it! Uhuru Kenyatta ing out after Farmaajo refused Axmed Madoobe "re-election"

Status
Not open for further replies.

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Muqdisho (Caasimada Online) – Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khilaafka cusub ee ka dhex curtay dowladaha Soomaaliya iyo dowladda Kenya kaasi oo soo if baxay markii Dowladda Kenya ay magaalada Nairobi kasoo eriday safiirka Somalia ee dalka Kenya.

Khilaafkan cusub ayaa la ogaaday inuu kasii daray khilaaf horey ugu dhaxeeyey Farmajao iyo Uhuru Kenyatta oo la xiriira xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.

Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa shaaciyay in madaxda dowladda Soomaaliya iyo Kenya ay isku qabteen dib usoo laabashada madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, oo uu Farmaajo diidan yahay, balse Kenyatta ku adkeysanayo.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha Kenya uu ergo usoo diray magaalada Muqdisho, kuwaasi madaxweyne Farmaajo kala hadlay sidii Axmed Madoobe loogu ogolaan lahaa inuu dib ugu soo laabto xilka madaxweynaha Jubbaland, waxaana taasi diiday madaxweyne Farmaajo oo ergada ku wargeliyay inay la yimaadaan musharax kale.


Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegay inuu Madaxweynaha Kenya bilowgii sannadkan uu Ergo ka socotay Odayaal ka soo jeeda Soomaalida-Kenyanka ah u soo diray Mdaaxweyne Farmaajo si uu uga fekero inuu Axmed Madoobe mar kale ku sii nagaado xilka Madaxweynaha Jubbaland.

Dowladda Kenya waxay horey kaalin muhiim ka soo qaadatay sidii uu Axmed Madoobe ugu guuleysan lahaa Doorashaddii Madaxtinimadda ee Jubbaland ka dhacday sannadkii 2013-kii.

Codsigii Madaxeynaha Kenya ayaa la sheegay inuu ku gacan sayray Madaxweyne Farmaajo oo Ergadii Somali-Kenyanka u sheegay inay soo xushaan Murashax kale ee lagu bedeli doono Axmed Madoobe,

Dhinaca kale, Wargeyska Nation ee ka soo baxa Nairobi oo aan Warbixintan daabacay ayaa waxa kale oo uu qoray in Xiriirka labada Waddan ee deriska ah uu xiriirkooda xumaaday bsihii Augsut ee sannadkii hore, kadib, markii ay Maamulayaasha Hay’addaha Ammaanka Kenya fureen Baaritaano ku aadan qaabka uu Fahad Yaasiin oo xilligaasi ahaa Ku-xigeenka Agaasimihii Hay’adda NISA, balse hataan ah Agaasimaha Guud ee NISA ku helay Baasabooradda Soomaaliga iyo Kenyaanka.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com
 
Conspiracy freakshow, born out of a paranoid mind.

Axmed madoobe doesnt need farmaajos permission. In fact, he will keep his position. What can farmaajo do about it? Send his xabashi daddies?
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Uhuru is begging Farmaggio to allow the return of his slaves but he rejected him

Thats why yusuuf haji was sent on his behalf.
 
:ulyin:

Didnt farmaajo just send 1.2mill to madoobe, the same money he denied to everyone else. If anyone is begging it is axmaarjo, but continue let your imaginations run wild.

Madoobe xoog kaalay wax oga qaata.:trumpsmirk:
 
Lame excuse to use Axmed Blackie.
Sh Shariff,Abdi shakur,Ina Cabdirashiid sold the oil block for few dollars and favour.All these treachery was done from Villa Ugandishu and not Kismaayo.It was Sh Shariff that signed and allowed KDF to invade Somalia.When KDF was operating in Dhobley and Afmadow Villa Ugandishu was Ok with it.Its only when KDF captured Kismaayo that Villa Ugandishu changed its tune because HAG threatened and beesha small teeth started preaching the gospel of wadaninimo.

Villa Ugandishu is the den of corruption where somalia sovereignity is treasonously forfeited behind the colse doors and then they play the victim card.

What we need is action.
Marexan since share the longest border with Kenya should invade Kenya from Beled Xaawo and destroy the fence match through capturing Mandeera,Wajir and Garissa.

Xamar should send supplies to Gedo and Hawiye can get opportunity to send supplies and reinforcements by air to Gedo.

PL should invade SL to prevent Kenya recognising SL.

Lastly beesha qalbi dagax will only be playing dhaanto and dhirgax.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top