I hope I’m not being skeptical and she’s telling the truth

Caaro

I do something called "what I want"
2021 GRANDMASTER
VIP
Amba shaki baa iiga jira. Lakiin In sha Allah waxaan rajayn in ey run teed tahay.
Koley ani waan uu camiraya, xadaa hadii ee been sheegeyso. Ceebka waan inaan iska ilaalino iyo runta aan qarino. Madaama ee Starbucks ee ka dacweeysey, waan inaan la taageerno iyo iskadigno cid oo huban iney runteed tahay :icon lol:
 

Trending

Top