I contacted with Macawisley in Ceel Cali Axmed and he said it's a mixed village

Ninkaan oo hada la xiriiray messseges iyo codad is weydaarsisanay wuxuu ii sheegay inay ka duwantahay tuuloyonka kale ooysan Xawaadle iyo Abgaal isla dagin tan waa isla degaan buu yiri waloow abgaal tuulada u badan yihiin xawaadlaha miyiga ayay u badan yihiin ceelka waa ka dhsxeeya beeraha Xawaadlaa ugu badan macawisleeyda waa isku dhaf

Waxaan waydiiyay ok intey ku taal ma hiiraan mise shabeelada dhexe wuxuu dhahay waxaa kala qeybiya seerada xadka oo dhexdeeda marta balse tuulada jiingadaha leh waxay seerada xadka ka dhacdaa dhanka shabeelada dhexe

Iskuma dhacaan sida ceelbaraf waayo waa isku dhex jiraan xawaadle ayaa guryo ku leh tuulada balse Abgaal ayaa u badan
Isku soo duuduuboo waxay ka tirsantahay shabeelada dhexe sida State mediaha sheegaan laakin wax mixed village oo abgaal u badan yahay Xawaadlana amniga ay haayaan.

Screenshot_20230830-114850.png


Screenshot_20230830-114405.jpg

Screenshot_20230830-114424.jpg


Screenshot_20230830-115230.jpg


CCA IN THE MAP STANDS FOR CEEL CALI AXMED
 
Last edited:

Trending

Top