Jungle
VIP
“Xabad aan aniga ridin wallahi qof xamar karidi karto majirto. Madaxweyne Farmaajo doorasho ayuu ku yimid, doorasho oo kaliya ayuu ku bixi karaa. Beenta iyo bootada la wado hala joojiyo” Sidaas waxaa yiri Xuseen Maxamed Faarax Caydiid
Hadii Maxamed Faarax Caydiid uu kasoo horjeeday Siyaad Barre, Caawa Wiilkiisa ayaa taageero u ah Farmaajo.
Sidee u aragtaa Caydiid wiilkiisa oo taageero u ah Farmaajo?
![Dead :dead: :dead:](/styles/theme/xenforo/faces/dead.png)
![Dead :dead: :dead:](/styles/theme/xenforo/faces/dead.png)
![Dead :dead: :dead:](/styles/theme/xenforo/faces/dead.png)