Ciidamada NISA oo galabta garoonka Aadan Cadde ka xiray Cabdalla Axmed Muumin
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa xiray Cabdalla Axmed Muumin oo ah xoghayaha ururka suxufiyiinta ee Somali Journalists Syndicate (SJS). Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in Cabdalla ay garoonka Aadan Cadde ku xireen...
www.caasimada.net
the HAG have gone mad and tried to silence journalists the head of Somali Journalist Syndicate who advocates for free speech and fairnmedia. They have broken the constitution and even the US is very concerned. Failure!