HSM rumbling speech about financing - isbaaro - UN speech

LibaanSom

From Kismaayo
Reer Mogadishu iyo reer CBB dagaalka joojiya, is raaca. Waa la daalay. Waxaa loo baahanyahay aqoon iyo cilmi, biyo iyo koronto. War na dhaafa aan meel idinka marno.
wax la yiraado “CBB”mar hore wuu dhintay lkn way sii sheekaynayeen iyaga, there fighting there own shadows at this point. :zhqjlmx:
 

Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
Reer Mogadishu iyo reer CBB dagaalka joojiya, is raaca. Waa la daalay. Waxaa loo baahanyahay aqoon iyo cilmi, biyo iyo koronto. War na dhaafa aan meel idinka marno.

I couldn't have said it any better, this tit for tat is exhausting and counterproductive, we can do better :)
 

Trending

Latest posts

Top