What dialect is this? Asking for a friend.
Wait I take that back I speak better than this at least one can understand meShe has a better accent than me
True, a lot of reer qurba joog lost their heritage, good for her mashallah I feel bad for laughing nowAt least she is trying to Connect to a vital part of our culture, gabay
She should not be accosted and instead celebrated
ina lilahi waa inailahi rajoon what was thatSounds like reer Scandi version of Somali
Translation for those who don't understand the last paragraph ,Let's not demoralise the sister , at least she is trying her best , to speak her mother tongue confidently, something rare among diasporan Somalis today , what can be more discouraging and unbearable to watch , are those people who are constat riducling this young lady based on her fluency.
The question is what do you gain from bringing her down, to make yourselves feel better or perhaps you're probably an insecure hooyo mataalo yourselves , hence you get mad and frustrated that she can construct a sentence and you not!
You have no time or an occupation whatsoever but have dedicated the amount of energy to discourage your fellow people.
Is this going to bring any clarity to your pathetic selves , grow some pair and drop a gabay if you think you can outperform her hadii kale afkaaga dhabool ileen meesha waxno kuma haysid, waxba ha iska xariifin ba iyo ta mataqaanid, waxa ila qumaan iyo qofwalba oo maankooda kaashaan karo ruuxa haduusan wax fiican ku dhawaaqi karin waxaa u roon in u afkiisa sharooto ku dejisto ,
teeda kale isla qumanaanta tiradaan la'eg iyo isla weynida waa laga fiican yahay,
waxaad ila egtahay qof aad u da' yar oo isku kalsoon , mana rabo in aan gacan isu qaadano, ugaas, laakin adiga qoraal inta ku soo qor si aan u aragno afsoomaaligaaga.
Dunidu wey weyn tahay sxb, dadkuna meelwalba aduunka dacaladeeda ayay ku nool yihiin gaar ahaan qurbo joogta , marka ha la yaabina , inkasto gabadhaan isku dayayso inay eraya ka tirahdo luuqadeeda , inta aad aflagaado ama gaf aad u gaysan laheyd soo ma wacno in la diirigeliyo inta aad bursan laheyd sida burcada, waxyaabaha dhaliyey in dhalinyaradeena ay karaahaystaan jinsiyadooda iyo isir naceybka waa wax waaxaan oo kale
Si haboon ula hadal
Eraygaan si fiican u xasuusnow , xiligi kacaanka , dowladi horre , shacabka ay u tashkiilin jirtay erayaddaan sarbeebta iyo suugaanta leh
Bar Ama Wax Baro
Hadii aad Ku qalanjabtay ku hadalka Af- Soomaaliga inta Ku soo qor
Mar saddexaad ayaan kugu celinaya , inta ku soo qor hadii aad somaaliga sida biyaha oo kale u tufi kartid
Intaas ayaan ku gabagabaynayaa barnaamijkeena , waa inoo mar kale iyo kulan kale.
Let's not demoralise the sister , at least she is trying her best , to speak her mother tongue confidently, something rare among diasporan Somalis today , what can be more discouraging and unbearable to watch , are those people who are constat riducling this young lady based on her fluency.
The question is what do you gain from bringing her down, to make yourselves feel better or perhaps you're probably an insecure hooyo mataalo yourselves , hence you get mad and frustrated that she can construct a sentence and you not!
You have no time or an occupation whatsoever but have dedicated the amount of energy to discourage your fellow people.
Is this going to bring any clarity to your pathetic selves , grow some pair and drop a gabay if you think you can outperform her hadii kale afkaaga dhabool ileen meesha waxno kuma haysid, waxba ha iska xariifin ba iyo ta mataqaanid, waxa ila qumaan iyo qofwalba oo maankooda kaashaan karo ruuxa haduusan wax fiican ku dhawaaqi karin waxaa u roon in u afkiisa sharooto ku dejisto ,
teeda kale isla qumanaanta tiradaan la'eg iyo isla weynida waa laga fiican yahay,
waxaad ila egtahay qof aad u da' yar oo isku kalsoon , mana rabo in aan gacan isu qaadano, ugaas, laakin adiga qoraal inta ku soo qor si aan u aragno afsoomaaligaaga.
Dunidu wey weyn tahay sxb, dadkuna meelwalba aduunka dacaladeeda ayay ku nool yihiin gaar ahaan qurbo joogta , marka ha la yaabina , inkasto gabadhaan isku dayayso inay eraya ka tirahdo luuqadeeda , inta aad aflagaado ama gaf aad u gaysan laheyd soo ma wacno in la diirigeliyo inta aad bursan laheyd sida burcada, waxyaabaha dhaliyey in dhalinyaradeena ay karaahaystaan jinsiyadooda iyo isir naceybka waa wax waaxaan oo kale
Si haboon ula hadal
Eraygaan si fiican u xasuusnow , xiligi kacaanka , dowladi horre , shacabka ay u tashkiilin jirtay erayaddaan sarbeebta iyo suugaanta leh
Bar Ama Wax Baro
Hadii aad Ku qalanjabtay ku hadalka Af- Soomaaliga inta Ku soo qor
Mar saddexaad ayaan kugu celinaya , inta ku soo qor hadii aad somaaliga sida biyaha oo kale u tufi kartid
Intaas ayaan ku gabagabaynayaa barnaamijkeena , waa inoo mar kale iyo kulan kale.
ina lilahi waa inailahi rajoon what was that
ma reer norway ba tahi“Wadanka anigu udashayninininin” She a patriot atleast