Notice when the GJ oday threatened an official green line in beledweyne like the one in Galkacyo, The XL oday replies “War ilahey ka cabso qoraxsin kaligaa ma degtid oo gugundhaba kula dega” and not “war naa kula dega” like
@The Midlands would want you to believe
i ignored you bc your arguing for the sake of argument and being troll but bc you were trolling in my last thread if you are serious answer this question. This satellite map shows the 4 xaaad of Baladweyne 3 xawaadle vs one gugundhabe.
How many Xaafad are in galbeedka wabiga aka qoraxsin? Is bridgeweyne/b u u n d o w eyn next to Howlwadaag separated by ex Quuburaha askarta lamagaaay the empty land or next to Xaawo taako and Kooshin car hadaad ragtahay ka jawaab?
Xawaadle xaafado are kooshin, xaawotaako in bariga and B u u n do w e y n in Galbeedka. Soon labada galbeedka will be connected bc qubuuraha behind them was sold to Hawadle Diaspora guys by maamulka who will build real estate in there and market. Qubuuraha is technically part of howlwadaag. How can Gaaljecel impose green line in Baladweyne when im opposite of them inside howlwadaag after liiqliiqato and behind them in qubuuraha and i have my own bridge in where it reads Galbeeda Xawaadle?
This is the satellite map answer it wich side of the river b u u n do weyn is located? Hadaad aa mustid waa carartey kkkk
I explained it here
Gugundhabe don't call b u u n d o weyn qoraxsin bc its Hawadle they call qaraxsin only themselves bc they belong to the rural qoraxsin but this cannot be applied to the districts like Baladweyne; buuloburde and Jalalaqsi bc hawadle are in both sides. Buuloburde's entrance is the bridge unlike of Baladweyne. The bari side has only the airport and new xaafad but 90% of the old town is on the west side and is predominantly Hawadle .
See this debate between me and a Gaajecel brother who sees B u u n d o weyn as
bari
Galbeed Hiiraan Qolo Dhinac kadagan baa habeen iyo Maalin Social mediaha lataagan hiiraan waa bari oo xawaadle iyo galbeed oo gugundhabe iyo galjecel ah
Ayagoo Ujeedkoodu yahay sidi af ay ugu qarin lahaayen Dhulka beesha Xawaadle ee galbeedka Hiiraan Laakin Waxey iloobeen Meeshu iney hiiraan tahay Hiiraan Means ay xawaadle tahay
Hadaba Dadka Xawaadle shegana ee dhulna kala aqoon lagana dhaadhiciyay Galbeed Xawaadle shuqul kuma lahan Haba iska baro degmoyinka Iyo deegana Xawaadle ee galbedka hiiraan
Jiiqleey
Doolo_bacaad
Doolo_qoyaan
Samataro
Caaqabooy
Jiciboow Galbeed
Sugaaroow
Gumbur laawe
Dharkeynta
Baqdaad
Qooloow
Dudur
Doondheere
Qoraxleey
jimbileey
Buundoweyn Beledweyne
Galbeedka Buulaburte
Ugu danbeyn hiiraan oo si iskumid ah looxoreyn Halganka Hagar iyo harka nabada wali waa qabyo inta cadoowgu taako dhulka xawaaadle Joogyo W/towfiiq